Joensuun seudun monikulttuurisuusyhdistys

JOMONI

SO syyskuu 23, 2009

Jaaliyada dagmada joensuu ee dhaqamada kala duwan:

Howlaha aay jomoni qawato waxaa kamid ah ineey sii hormariso dhaqmada kala duwan ,iney caawiso isdhaxgalka, isfahamka iyo nolol maalmeedka qofka qoxootiga ah ee ku nool degmada joensuu.
Jaaliyada weey u furantahay qof walba iyodoo aan loo firineyn luqada uu ku hadlo ,wadanka uu udashay,diinta u haysto,da’disa,xirfadisa,nolasha uu ku noolyahay iyo fikaradihisa ku aadan xaga siyasada

Ujedada jomoni waxay tahay:
Ineey soo diyaariso howldhaqmeedyada iyo qeybaha kala duwan ee isbortiga iyo siminaaro kala duwan.
Ineey siiso ajnebiga aqoon ku sabsan dhaqanka finnshka.
Waxay isku dayesa ineey fiicneyso xiriirka dhaqmada kala duwan ee ajnabiga iyo finnshka
Waaxay ka cawineysa xafisyada ajnabiga loogu talagalay si aay iyagana fikradahoda ugu qeyb qaataan.
Waxay ka cawineysa qofka ajnibga sida uu ugu dhex noolan laha bulshada finnishka
Waxay u suurta galineysa ineey sameyso meelo leysku imaanayo sida iskuulada oo lagaga hadlayo arimaha muhimka u ah sida cunsuriyada iwm.

Waxan idinku soo dhaweyneynaa inaad nagu soo biiri kartaan isla markaana nagala soo xiriiri kartaan adreeskeena hoos ku qoran :

joensuum@hotmail.com

http://jomoni.wordpress.com

+358 44 5554434

 

Vastaa

Täytä tietosi alle tai klikkaa kuvaketta kirjautuaksesi sisään:

WordPress.com-logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Muuta )

Twitter-kuva

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Muuta )

Facebook-kuva

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Muuta )

Muodostetaan yhteyttä palveluun %s

 
Seuraa

Get every new post delivered to your Inbox.